Tartanka Sawirada 2020 ee USAID Soomaaliya

Speeches Shim

USAID Soomaaliya waxay saxiib iyo jaalba la tahay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed waxayna xafiis rasmi ah ku leedahay magaalada Muqdisho. Waxaan bilownay tartankan sawir qaadista ah si aan fursad u siinno Soomaalida inay dalkooda horumarkiisa ka sheekeeyaan. Sawir qaadayaasha guuleysta waxaa lagu soo bandhigi doonaa baraha isgaarsiinta USAID ee Soomaaliya sida kalandarrada, baraha bulshada, boorar iyo meelo kale.

Halkan iska qor: https://usaidsomalia.submittable.com/submit/176506/usaid-somaliaphotocontest-2020-tartanka-sawirada-usaid-somaaliya-ee-2020

Issuing Country 
Date 
Friday, October 9, 2020 - 10:30am